Saturday, January 9, 2010

Djibouti oo soo dhawaysay cunaqabataynta Eretria






Wadamo badan oo ka mida geeska afrika oo aad u soo daweeyay cunaqabataynta la saaray eriteriya iyo djbouti oo soo dahwaysay sidoo kale
 
Dowladda Jabuuti ayaa soo dhaweysay Cunaqabataynta ay golaha anmaanka eeQM ku soo rogeen Dowladda Eretria.

Safiirka Jabuuti u fadhiya QM Rooble Col haye ayaa sheegay in ay soodhaweynayaan Cunaqabataynta lagu soo rogay Dowladda ay diriska yihiin eeEreerie, waxaana uu sheegay safiirku in dowladda Jabuuti ay tahay tan keentayqaraarkan Codsatayna in Cunaqabatayn la saaro Dowladda Eretria.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in qaraarkaas oo ay kal hore dalbatay Jabuutilala soo daahay, “ Eritrea  ayaa hormuud u ah qalalaasaha iyo dhibaatadaka socota guud ahaan dalka soomaaliya” ayuu yiri safiirka Dowladda Jabuuti ufadhiya Qarama Midoobe.

Dhinaca kale madaxweynaha Eretria  Afwerki ayaa beeniyay eedaymoloo jeediyay oo ahaa in dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool qurbaha ay kudhiiri geliso qaraxyo ay ka fuliyaan Soomaaliya, sidoo akle wuxuu madaxweynuhuka dhega adeygay baaqyo beesha caalamka uga yimid oo looga dalbaday in ayjoojiso fara gelinta ay ka wado Soomaaliya.

Safiirka Jabuuti u fadhiya QM ayaa wax lagu farxo kutilmaamay tallaabada ay golaha amaanku jawaabta uga dhigeen Dowladdaqatarta ku ah geeska afrika.

No comments:

Post a Comment